Update-yada
Waxa cusub
Wax kasta oo SomTube ku cusub, meel keliya.

Kusoo dhawaada SomTube 2.1 · Turkiga
Luuqad cusub: Turkiga → af-Soomaali. Hadda 5 luuqadood, weli bilaash.
Akhri maqaalka →- v2.0
Kusoo dhawaada SomTube 2.0 · Dherer Kasta
Xadkii 3 saacadood waa la saaray. Buugaagta maqalka, podcast-yada iyo casharrada dhaadheer hadda af-Soomaali ku daawo.
- v1.5
Ku fudud telefoonka
Menu cusub oo fudud, iyo bilow dhaqso ah meel kasta oo aad joogto.
- v1.4
Turjumaad ka sax ah, badhamo cusub
Sanadaha iyo lambarrada oo si sax ah loo qoro, muuqaallada af-Soomaaliga ah, iyo badhamo cusub oo daawashada fududeeya.
- v1.3
Bilow si fudud
Muuqaal tilmaan ah oo gaaban, iyo bog hore oo cusub oo cad.
- v1.2
Jarmal iyo Faransiis
4 luuqadood → af-Soomaali: Ingiriis, Carabi, Jarmal iyo Faransiis.
- v1.1
Carabi → af-Soomaali
Muxaadarooyinka iyo muuqaallada Carabiga ah hadda af-Soomaali ku daawo.
- v1.0
SomTube wuu dhashay
Muuqaallada YouTube ee Ingiriisiga ah, ku daawo qoraal af-Soomaali ah. Bilaash.