SomTube
Bilow
← Waxa cusub
v1.4· 1 daqiiqo akhris

Turjumaad ka sax ah, badhamo cusub

Booskapro · Aasaasaha SomTube

Update-kan wuxuu diiradda saaray in qoraalku noqdo mid sax ah, daawashaduna fududaato.

Saxnaanta

  • Sanadaha iyo lambarrada hadda waa la hubiyaa, si qoraalku u noqdo kii la yiri.
  • Muuqaallada af-Soomaaliga ah: hadalka af-Soomaaliga ah hadda qoraal ahaan ayaa loo qoraa.

Badhamo cusub

  • Asalka: arag qoraalka luuqadda asalka ah, oo la socda kan af-Soomaaliga ah.
  • A− / A+: weyneyso ama yareyso xarfaha qoraalka.
  • Shaashad buuxda iyo Weyn: daawasho ballaaran.
  • .srt: soo deji qoraalka af-Soomaaliga ah.
  • Wadaag: u dir muuqaalka qof kale.

Faallooyinka

Akhri waxa dadka kale ka yiraahdeen SomTube, adiguna faalladaada ku dar.

Wadaag