Ku saabsan SomTube
Muuqaal kasta oo YouTube ah, ku daawo qoraal af-Soomaali ah. Bilaash.
Safarka luuqadaha
5 luuqadood → Somali
01
IngiriisEnglish → Somali
02
Carabiالعربية → Somali
03
JarmalDeutsch → Somali
04
FaransiisFrançais → Somali
05 · Ugu cusub
TurkigaTürkçe → Somali
Sida uu u shaqeeyo
Afar tallaabo. Wax la soo dejiyo ma jiraan.
- 01
Koobiyee link
Muuqaal kasta oo YouTube ah.
- 02
Ku dheji
Bogga hore ee SomTube.
- 03
Turjumaad toos ah
Hadalka waa la turjumayaa, waana la hubinayaa.
- 04
Daawo
Qoraal af-Soomaali ah oo la socda hadalka.
Yaa ka faa'iidaysanaya?
Qof kasta oo doonaya inuu fahmo, luuqaddu yaanay celin.
- ArdaydaCasharro iyo koorsooyin, af-Soomaali.
- Waalidiinta & waayeelkaWararka adduunka, Ingiriisi la'aan.
- QurbajoogtaMuuqaallada dalka aad ku nooshahay.
- GanacsatadaSuuqyada iyo tignoolajiyada dunida.
- Barashada diintaMuxaadarooyinka Carabiga ah.
- Qof kasta oo wax bartaCaafimaad, xirfado, aqoon guud.
Ujeeddadeenna
Waxaan rumaysannahay in luuqaddu aysan caqabad u noqon karin aqoonta. SomTube wuxuu u furayaa qof kasta oo Soomaali ah casharrada iyo fikradaha adduunka.
- Bilaash, qof kasta wuu isticmaali karaa
- Turjumaad la hubiyay oo af-Soomaali nadiif ah
- Sirtaada waa la ilaaliyaa
Aasaasaha

Booskapro
Aasaasaha & Horumariye
SomTube waxaa la dhisay si aqoonta luuqadaha kale ay u gaarto bulshada Soomaaliyeed.
Akhri wax badan →Muuqaallada waxaa iska leh dadkii sameeyay. SomTube kaliya wuxuu kaa caawiyaa inaad af-Soomaali ku fahanto.