Ku fudud telefoonka
Inta badan dadka isticmaala SomTube waxay ku jiraan telefoon. Update-kan iyaga ayaa loogu talagalay.
- Menu cusub: telefoonka, riix ☰ si aad u hesho dhammaan qeybaha. Kombuyuutarka, menu-gu wuu furmaa marka aad dul taagto.
- Ka bilow meel kasta: bog kasta oo SomTube ah, xagga hoose waxaa ku yaal sanduuq aad link-ga YouTube si toos ah ugu dhejiso.
- Naqshad nadiif ah: qoraal ka akhrin fudud, iyo bogag dhaqso u furma.